Haweenka Kismaayo oo loogu baaqay in ay tagaan xarumaha Caafimaadka.

0
69

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa jira marxalado kala duwan oo ay maraan Haweenka Uurka leh ilaa ay ka gaarayaan xiliga dhalmada waxaana ka mid ah xaalado Caafimaad kuwaas oo soo wajaha Hooyada Uurka leh sida dhiig yari ku timaada Hooyada Uurka leh in uu ku soo boodo xanuunka loo yaqaan kalmisada iyo cuduro kale oo haleeli kara Hooyada iyo dhallaanka ay caloosha ku siddo.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa