Haweenka Kismaayo oo logu baaqay inay waxbarashada xoojiyaan.

0
52

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarashadu waa furaha horumarka bulsho kasta Marka haweenka la siiyo fursad ay ku helaan waxbarasho tayo leh, waxay noqdaan awood dhaqaale, mid bulsho iyo mid siyaasadeed oo horseed u noqda isbeddel togan’waxaana muhiim ah in Dal kasta oo doonaya inuu gaaro horumar waara  mudnaanta koowaad siiyo waxbarashada Haweenka.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya