Haweenka ka Shaqeeya Goobaha Cilaan Saarka oo ku soo Badanaya Jowhar

0
67

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Goobaha lagu saaro cilaanka iyo qurxinta haweenka ayaa laga dareemayaa magaalada jowhar iyadoo ay ku soo biirayaan haweenka xirfada cilaanka ku shaqeysto.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa