Haweenka ka howlgala Xaruumaha Caafimaadka Dhoobley oo kawarbixiyay Shaqada ay u hayaan bulshada.

0
87

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa waxaa ay kaalin mugle ka qaataan Horumarada Deegaanka iyo Shaqooyinka Bulshada wax tarka u leh.

Qaar kamid ah Haweenka ka shaqeeya xaruumaha caafimaadka ee ku yaala Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay shaqada ay u hayaan bulshada.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa