Haweenka ka howlgala Xarumaha Caafimaadka Dhoobley oo kawarbixiyay Shaqadooda.

0
27

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa waxaa ay kaalin mugle ka qaataan Horumarada Deegaanka iyo Shaqooyinka Bulshada wax tarka u leh walo ay ku yar yihiin goobaha Shaqooyiinka ayaa hadana waxaa soo kordhaya Haweenka Bartay Cilmiga Caafimaadka ee ka howgala xarumaha caafimaadka gaar ahaan xarumaha Hooyada iyo Dhalaanka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa