Haweenka ka ganacsada shaaha ee ku nool Dhoobley oo cabasho ka muujiyey caano yarida ka jirta Magaalada.

0
195

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Haweenka ka ganacsada shaaha ee ku nool Magaalada Dhoobley oo la hadlay Idaacada Sanguuni ayaa Cabasho ka muujiyay Caano yarida ka jirta Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose iyago shegay in ay Saameyn weyn ku yeelatay caana yaraanta xiligan jirta.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa