Haweenka Jowhar oo lagu Booriyay in ay door muuqda ka qaatan dib udhiska dalka

0
49

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Horumarinta Deegaanku waa xaalad masuuliyad gaar ah saaraysa dadka ku dhex nool bay’ada, deegaanka oo ka kooban qeybo badan oo isutagay ayaa horumarin iyo ka war qab kaga bahan dhinacyada nadaafadda, dhirta iyo horumarinta koobaha danta guud.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa