Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ayuutadu waa iskaashi ay sameeyaan koox ku bahoobay inay iska aruuriyaan lacago, si ay isugu keydsadaan dhexdooda maadaama qof walba ay adagtahay inuu meel dhigto lacago keyd ah.
Haweenka ku nool Magaalada Jowhar ee sameytay Habka lacagaha la iskugu dar darsado ee loo yaqaano ayuutada ayaa kawarbixiyay sida ay noloshooda uga maareeyaan lacagaha ay ka helaan ayuutada.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya