Haweenka Jowhar oo Codsaday in la dardargaliyo dhismaha Golaha Deegaanka.

0
146

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiye ku xigeenka Ururka Haweenka G/SH/DHXE Ruqiyo C/dulle Cali ayaa ka codsatay odoyaasha dhaqanka iyo Maamulka sare Ee Hirshabelle in la dardargaliyo dhisida golaha Deegaanka Degmada Jowhar madaama uu ku yimid dib udhac ayna rajeynayaan ka haween ahaan in lagu dhaqaaqo dhisidiisa si haweenka ay isaga dhex arkaan doorka Haweenka ee golaha Deegaanka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa