Haweenka iibiya xoolaha Baladweyne oo codsaday in loo dhiso suuq lagu iibiyo xoolaha

0
17

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka xoolaha ku iibiyo suuqa daraawishta ee magaalada Baladweyne ayaa cod saday in loo hirgaliyo suuqa ay ku iibiyaan xoolaha

Haweenkaan ayaa xoolaha ku iibiyo daashash ka sameysan baco iyo marooyin la isku geeyay mudo.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa