Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenkan oo ku nool Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa nolosha reerkood ka maareeyo iibinta dharka hudheeyada iyagoo ku gancstada hareeraha wadooyinka Magaalada Baladweyne.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa