Haweenka Iibiya Canaha geela ee Magaalada Kismaayo oo kawarbixiyey sida ay nolashooda uga mareeyaan

0
94

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa tan iyo burburkii dalka waxaa ay masuuliyad iska sareen korinta caruurtooda, waxaa ayna ka qayb qaataan biilka reerka iyaga oo qabta shaqooyin kala duwan si ay u mareyaan nolasha qaysaskooda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa