Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka ka soo jeeda Qoyasaska dantayar ee ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa subax kasta u shaqa taga Guryaha Magaalada si ay u qabtaan shaqooyiinka Guryaha laga qabto sida dhar-dhaqida, cunto karin iyo Shaqooyin kale taasi oo ay ku maareeyaan dhaqaalaha ka soo gala qoysaskooda.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa