Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo kawarbixiyay Doorka ay kuleeyihiin Horumarinta Dhaqaalaha dalka.

0
11

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe Fadumo Caddow Sangaab ayaa warbixin ka bixisay doorka haweenka ay ku leeyihiin horumarinta dhaqaalaha gobolka iyo guud ahaan dalka.

Guddoomiyaha ayaa sheegtay in haweenku ay yihiin laf-dhabarka nolosha bulshada, gaar ahaan marka ay timaado ganacsiga yar-yar, beeraleyda, iyo hawlaha suuq-geynta.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya