Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hawenkan oo ku nool Magaalada Baladweyne ayaa bilaabay in ay tacbadaan dalagyada kale duwan ee kabaxo beeraha kuwaasi oo kuyaallo duleedka Magaalada Baladweyne.
Dalagyada ay tabcadaan haweenkaan waxaa ka mid ah Digirt, Masgada iyo Sinsinta iyagoo u iib geeyo suuqyada Magaalada.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa