Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqyada Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose waxaa jiro haween siyaabo kala duwan uga ganacsado.
Haweenka ku Ganacsada Hareeraha wadooyinka Magaalada ayaa codsaday In Lagu caawiyo Dalaayado ay ka xirtaan qoraxda.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa