Haweenka Ganacsiyada yaryar ku leh Dhoobley oo cosaday in loo dhiso Goobo ay ku Ganacsadaan

0
88

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose waxaa ay kamid tahay meelaha roobku saameynta laxaadka leh ku reebay si gaar ah Haweenka ku ganacsado hareeraha wadooyinka Degmada Dhoobley ayaa kala kulmay Roobka Saameyn baladhan iyadoo oo inta badan biyo ay fadhiisteen meelihii ay ku ganacsan jireen.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa