Haweenka Ganacsatada Degmada Bardaale Oo Codsaday Horumarinta Ganacsigooda.

0
54

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka ganacasatada ah ee ku sugan Degmada Berdaale ee Gobolka Baay ayaa ah kuwa la soo deristey suuq la’aan dhanka badeecooyinka ee Degmada taasi oo sababtey seemeyntii ka soo gaartey daadkii degmadaASI ku soo rogmaday sanadkii hore.

Qaar ka mid ah haweenka Degmada Berdaale ayigoona ka hadley waxyaabaha sababey suuq yerida iyo sida uu hada yahay ganacsigooda.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya