Haweenka furanaya Maqaaxiyaha lagu kariyo shaaha oo kuso badanaya Magaalada Dhoobley.

0
183

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ganacsiyada ay furanayaan Haweenka ku nool Degmada Dhoobley ayaa ahaa waayadii dambe mid isa soo tarayay kaasi oo ay noloshada iyo mida Qoysaskooda ka soo saartaan.

Qaar kamid ah Haweenka ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo Magalaada ka hirgaliyay Goobo shaaha oo kali ah lagu kariyo ayaa inooga warbixiyay ganacsigooda iyo Waxaa ku kalifay inay Shaah Kali ah ka ganacsadaan.

Farddowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa