WARARKA Haweenka Dhoobley oo loogu baaqay inay ka Faa’iideystaan barashada Farsamada gacanta. By admin - November 3, 2023 0 181 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah haweenka ku dhaqan degmada ayaa ugu baaqay haweenka kale inay bartaan xirfadaha farsamada gacanta si’ay uga maareeyaan nolashooda Fardowso Axmed Cabdi https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/11/Warka-firdawsa-Haweenka-Degmada-Dhoobley-oo-loogu-baaqay-inay-ka-Faaiideystaan-Fursada-Waxbarasho-ee-Farsamada-gacanta.mp3