Haweenka Dhoobley oo ku baaqay in laga shaqeeyo hormarinta bilicda Degmada.

0
238

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sare u qaadida nadaafada iyo bilic soo celinta Deegaanka ayaa muhiim u ah Bulshaada si looga hortago xanuunada ka dhasha nadaafada Daradda.

Qaar kamid ah Haweenka ku nool Magaalada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo hormarinta bilicda Degmada.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaya