Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inta badan marka laguda galo bisha barakeysan ee ramdaan waxaa culees gaar ah soo wajaha haweenka somaaliyeed kuwaas oo saacado dheer kubixiya afur u sameynta qoysaskooda, waxaana ay arintaasi keentaa in haween badan ay haleeli waayaan inay si buuxdo u gutaan waajibaadka bisha soonka
Qaar kamid ah Haweenka ku nool magaalada dhoobley ayaa ka hadlay sidey isugu dheeli tiraan gudashada waajibaadka soonka iyo afurinta qoysaskooda.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa