Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Farsamada gacanta oo ka kooban dhowr nooc waa mid kamid ah waa mid kamid ah adeegyada aas-aasiga noqoday Bulshada waxaana hada fursado shaqo abuur u noqotay Haween aad u tira badan kuwaasi oo ku maareeya dhaqaalaha ka soo gala shaqooyiinkaasi qoysaskooda.
Qaar kamid ah Haweenka ku nool Magaalada Dhoobley oo la hadlay Warbaahinta Sanguuni ayaa codsaday in loo kordhiyo xarumaha Lagu Barto Farsamooyinka gacanta.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa