Haweenka dhismaha ka shaqeeya Kismaayo oo kawaramay caqabadaha ay la kulmaan

0
66

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa ah kuwo qabta Shaqooyin adag si ay umareeyaan nolasha qoyskooda islamarkaana ay kaalin ka qaataan raadinta nolol maalmeeka qoyska.

Shaqooyiinka ay inta badan dumarka Soomaaliyeed qabtaan ee culus waxaa kamid ah ka shaqaynta dhismaha guryaha taas oo ah shaqo ku adag qofka dumarka ah hase ahaatee Haweenka qabta shaqadaasi oo ku korsado carruur ayay dantu ku qasabtay inay si maalinle ah u qabtaan shaqada dhismaha oo aad u adag.

Maxamed Cali Samow.ayaa Warbixintan ku eegaya