Haweenka dharka tolo oo kusoo badanaya Baladweyne.

0
200

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-xirfada Dhar tolista oo inta badan ay ku shaqeystaan Raga ayaa waxaa hada ku dhiiraday Haween badan oo ku nool Magaalada Baladweyne.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya