Haweenka dharka ku iibiya hareeraha wadooyiinka ee Deegaanka Dhoobley oo kawarbixiyay ganacsigooda.

0
220

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah haweenka ku ganacsada hareeraha Wadooyinka Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa ka waramay ganacsigooda iyago sheegay in suuq la’aan ay heysato ganacsigooduna yahay mid hooseeya waqti xaadirkan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa.