Haweenka dharka iibiya ee Baladweyne oo Suuq xumo wajahaya.

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenkan oo Ku nool Kana shaqeysta Suuqa Dharka Ee Magaalada Baladweyne ayaa waxaa Soo Food saartay Suuq La’aaan madama Uu san Magalada kajirin Ganacsi Balaran.

Hooyoyiinkan ayaa Gado Dharka Qeybihiisa Kala Duwan Sida Dharka Dumarka Iyo Kuwa Raga.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa