Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah haweenka Dhaqaatiirta ee ka hawl gala Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee ku yaala xaafada bosnia ee Magaalada Dhoobley ayaa sheegay sida ay Haweenka Dhaqaatiirta ah uga qeyb qaataan wacyi galinta bulshada ee ku aadan xakameynta faafitaanka cudurka safmarka ah ee covid 19.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya