Haweenka Dhaqaatiirta ah ee Degmada Dhoobley oo kawarbixiyay Shaqada ay u hayaan Bulshada.

0
64

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Dhaqaatiirta ah ee ka hawl gala xarumaha caafimaadka ee degmada dhoobley ayaa ah kuwa doorkooda ka qata hormarinta arimaha caafimaadka si ay ugu adeegaan waxna ugu qabtaan bulshada aqoontii ay barteen.

Qaar kamid ah haweenka dhaqaatiirta ah ee ka howlgala xarumaha caafimaad ee Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay shaqada ay u hayaan bulshada.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya