WARARKA Haweenka Degmada Kismaayo oo ka hadlay doorka ay ka qaataan dib u dhiska dalka. By admin - February 15, 2025 0 45 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Haweenka kunool degmada Kismaayo ayaa ka hadlay doorka ay ku leeyihiin bulshada iyo sida ay uga qeyb qaateen dib udhiska wadanka hadana ay diyaar ugu yihiin. Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2025/02/warka-samow-Haweenka-dagmada-kismaayo-oo-ka-hadlay-doorka-ay-ka-qataan-Dib-u-dhiska-dalka.mp3