Haweenka Degmada Kismaayo oo door muhiim ah ka qaata xalinta khilaafaadka Qoysaska

0
160

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inta badan qilafadka ka dhax dhaca qoysaska ayaa sababa burburka qoyska taas oo horseda dhibatoyin kala duwan oo soo wajaha u wadka qoysaska khilafka u burburiyay.

Hawenka qaare Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa inta badan ah kuwa qatay door muhima kaso ah Xalinta khilaafka qoysaska si ay san u dhicin burbur u sababa khilaafka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya