Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaaloyinka waa weyn iyo kuwa yar yarba waxaa Ganacsiga ku badan Haweenka. Haweenka ku nool Magaalada Dhoobley ayaa mudooyinkii danbe qeyb libaaxle ka qaadanayay Horumarinta Ganacsiga Deegaanka
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan inooga diyaarisay