Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-haweenka danyarta ah ee ku ganacsada hareeraha wadooyinka Magalada Dhoobley ayaa waxaa ay cabasho ka muujiyeen Biyaha wasaqada ah ee kadhasha Roobabka ku da,a Magalada Dhoobley waxana ay ka codksadeen Maamulka Deeganka iyo dhamaan cidkasta oo caawin karta inay goob meeshan u dhaanta u dhisaan Aamina Axmed Aadan ayaa warbixintan ku eegaysa