Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaliyeed ayaa tan iyo Burburkii dalka waxaa ay Mas’uuliyad Iska Sareen Korinta Caruurtooda waxa ayna ka qayb qabtaan biilka reerka iyaga oo qabta shaqooyin kala duwan si ay Umareyaan nolasha qaysaskooda.
Iibinta iyo Kaganacsiga Caanaha Geela ayaa waxaa ay Haween badani ka mareeyaan nolashooda iyo tan qaysaskooda iyago ku daboola Baahiyaha ka Jira guryahooda
Haweenka Iibiya Caanaha ayaa inta badan ku Iibiya Hareeraha wadooyinka kalkaas oo ay dhibaatooyin Kala Kulmaan.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa