Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Daladda Isku xirka Haweenka ee Nagaad oo kaa shanaysa Hay’adda Qaramada Midoobey ee UN Women ayaa waxaa Magaalada Burco Tababar uga soo gaba-gabeeyay Haweenka Booliska ee Gobolka Togdheer.
Tababarkan oo ku saabsanaa Xuquuqda Aas-aasiga ah ee Bani’aadamka, fahamka iyo sidii loo maareeyn lahaa Tacadiga iyo Xadgudubka, kaas oo ka dhanka ah Haweenka iyo Carruurta Soomaaliyeed.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa