Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Haweenka beeraleyda ah ee ku nool kaamka danwadaag ee magaalada Dhoobley ayaa maamulka Deegaanka iyo Hay’adaha samafalka ka codsaday Matoorada Biyaha ee Beeraha lagu waraabiyo.
Xamdi Sugow Lamaane. ayaa warbixintan ku eegeysa