Haweenka Baydhabo Oo ku dhiiranaya Horumarinta Ganacsiyada

0
41

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baydhabo ayaa waxaa mudooyinkaani danbe ku soo Badanaaya Xarumo Ganacasi oo kala duwan kuwaasi oo ay Hirgeliyeen Dhalinyarada Degaanka oo isuga Jira Wiilal Iyo Gabdho si ay u Hormariyaan Adeegyada Ganacasiga ee degaanka.

Haweenka qaar ee wax ka bartey jaamacadaha Magaalada ayaa waxey Waxyaabaha ay Barteen dib uga Maalgasheen Magaladooda ayigoona u daneynaayey bulshadooda si ay uga kenaan waxyaabaha ay uga Baahanyihin daafaha Caalamka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa