Haweenka baranaya culuumta maamulka iyo Siyaasadda oo kusoo badanaya Galmudug.

0
77

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degaanada Galmudug waxaa kobac xooggan laga dareemaya Haweenka ku biiraya jamacadaha gaar ahaana kuwa baranaya kuliyada maamulka iyo siyaasadda oo muddo ka hor ay yaraayeen tirada haweenka ee barta.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa