WARARKA Haweenka aqoonyahanada ah ee Degmada Cadaado oo barakacayaasha Degmadaasi bara xirfado ay noloshooda kumaareeyaan. By admin - February 8, 2023 0 152 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Cadaado ee Gobalka Galgaduud ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Haweenka Dhalinyarada Aqoonyahanada ee ku nool Degmadaasi ay ka aas aaaseen Urur ay ku mideysan yihiin. Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/02/Warka-Naxwo-uruka-haweenka-dhlinyarada-aqoonyahanada-oo-adaka-barakacyaasha-oo-sameyo-wacyi-galin.mp3