Haweeney nolol maalmeedka caruurteda ka soo saarta hagaajinta timaha dumarka oo ka warbixisay shaqadeeda.

0
543

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)- Naciimo Cabdikarim waa hooyo muudo dheer ku shaqey saneysay xirfada qurxinta gabdhaha iyo sido kale timaha la dabo, Naciima waxey Sii wanagsan uu baratay habka timaha gabdhaha loo hagaajiyo  markii ay yareyd ayay ad uu jacleyd in ay timaha dabto waxeyna hada xirfadeda kushaaqeysa mudo dhere.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa