Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka Haweenka Now ee Soomaalilnd ayaa deeq waxbarsho oo bilaash ka helay Jaamacada Unity ee Magalada Hargeysa.
Deeqadan ayaa waxaa la sii donaa 100 Haween ah kuwaas oo si lacag la’an ah wax ugu baran dono Jamacada Unity ee Magalada Hargeysa.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya