Haween ku nool Magaalada Baladweyne oo nolashooda ka maareeya iibinta nacnaca iyo sisinta.

0
72

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool Haween badan oo nolosha reerkooda ka mareeya xirfado iyo ganacsi ay abuurteen sida sameeynta sisinta iyo nacnac burburka waxaana ay kasii iibiyaan Bulshada Magaalada Baladweyne maadama aad u isticmaalan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya