Haween ku nool Kismaayo oo noloshooda ka maareeya waxsoo saarka Digaaga.

0
51

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaliimo Cali Muxumed maamulaha xarunta midnimo ee lagu xanaaneyo Digaaga bacrimiska ee Magaalada Kismaayo waxaa ay kamid tahay dadka in badan ku noolaa xeryaha qaxootiga dhadhaab ee Dalka Balse Sanadii 2018 dib ugu soo laabtay Soomaaliya.

ku soo laabashadeedii dalka ka dib iyada iyo dhowr Haween ah ayaa waxaa ay garab iyo taakulo ka heleen mid kamid Hay’adaha ka howlgala Magaalada Kismaayo taasi oo ka caawisay hirgalinta xaruntan islamarkaana noqda kuwa wax soo saar badan sameeya macaamiil tiro badana ay ku xiran yihiin.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegaysa