Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shaqada dhismaha guryaha oo ah mid adag inta badana ragu qabtaan ayaa hada waxaa ka shaqeeya qaar ka mid ah Haweenka ku nool Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose.
Haweenkan oo ah kuwo danyar ah ayaa qarashaadka ay ka helaan shaqadaan dhismaha guryaha waxaa ay ka maareeyaan nolosha Qoyska.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya