Haween ku nool Jowhar oo abuurtay fursado ganacsi oo ay uga faa’iideysanayaan bisha Ramadaan.

0
101

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sameynta sabuuska ayaa Waxa ay fursad Shaqo abuur u noqotay haween badan oo ku nool Magalada Jowhar marka la gaaro bisha ramadaan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya