Haween ku nool gobolka Banaadir oo deeq lacageed loo qaybiyay.

0
84

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inka badan 100 qoys oo danyar ah iyo kuwa baahiyaha gaarka ah qaba oo laga soo xulay degmooyinka gobolka Banaadir ayaa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka loogu qeybiyay deeq isugu jirtay lacag iyo timir.

Deeqdan oo loogu tala galay ineey dadkan danyarta ah iyo kuwa baahiyaha gaarka ah qaba anfur ka dhiktaan ayaa waxaa bixisay Hay’adda Hormuud Salaam foundation.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa