Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Abshiro adan iyo casho Ahmed waxay kamid yihin Hawenka ka ganacsada agabyada hidaha iyo dhaqanka somaliyeed waxayna bulshada magaalada dhoobley ugu baqeen inay isticmalaan agaabkan si loo soo noleeyo hidaha iyo dhaqanki somaliyeed.
Xamdi Sugow Lamaane. ayaa warbixintan ku eegeysa