Haween ku nool Dhoobley oo noloshada ka maareya Sameynta Saanbuuska.

0
81

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysaHaweenka ka ganacsada Sanbuuska iibintiisa inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ee Magaalada Dhoobley ayaa sheegay in ganacsigooda uu saameyn ku yeeshay Roobabkii ka da’ay dalka maalmahii laso dhaafey taasna ay sababatey jiid xiraan madaamo qudaarta lagu hagajiyo sanbuuska ay ka imaan jirtey Deeganada Gosha iyo sido kale Dalka Kenya.

 

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa