Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Duruufaha ku xeeran nolosha reerkooda ayaa haweenkan ku kaliftay inay haween asaagoood oo kale ah dharka u dhaqan islamarkana guryaha uga shaqeeyaan iyadoo lacagaha ay ka helan ay ku mareeyaan nolol maalmeedka qoyskooda.
Si ay nolosha qoyskooda u mareyaan ayaa waxay maalin kasto uu shaqo tagan xaafadaha Magalada Dhoobley iyagoo markaasi raadinaya cid ay shaqo u qabtaan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa