Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenkan oo ku nool Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa ku shaqeysta xirfada Sameynta Saanbuuska inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan.
Saanbuuskan ayay ku ibiiyaan Suuqyada Magaalada Dhoobley si ay uga iibsadaan Bulshada Degmada Dhoobley.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa